Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay105 ruux oo ku sugan , islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.
o Laga Helay: 105
o Banadir: 90
o Jubaland: 10
o Koonfurgalbeed: 2
o Hirshabeelle: 2
o Galmudug: 1
Lab: 65
Dhedig: 40
Dhimasho: 3
Bogsashada: 2
Tirada Guud ee Laga Helay: 6,549
Bogsashada Guud: 3,783
Dhimashada Guud: 218

