Manchester United ayaa eryi doonta Louis van Gaal hadii laga badiyo kulanka Shrewsbury ee isniinta (Daily Star Sunday)
Barcelona ayaa kalsooni ku qabta inay ka ilaashato Man City xidigaheeda Muhiimka ah (Mail on Sunday)
PSG ayaa codsanaysa £ 40 million kaddii Chelsea iyo Manchester United ay doonayaan Edinson Cavani (Daily Star Sunday)
Sven-Goran Eriksson ayaa xisaabta ku daray in kooxaha Chinese Super League ay qadan karaan Kabtanka Chelsea John Terry (Sun on Sunday)
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Michael Carrick ayaa sidoo kale bartilmaameed u ah kooxaha ka dhisan Chinese Super League (Sunday Express)
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Oscar ayaa qiray in ciyaartoyda kooxdiisa ay jacelyihiin Guus Hiddink inuu sii joogo kooxda (Sun on Sunday)