Tababarihii Kooxda Kubbadda Cagta ee Chelsea oo Shaqada laga ceyriyay

Kooxda Kubada Cagta ee Chelsea ayaa shaqada ka ceyrisay tababaraheedii Thomas Tuche ka dib guuldaradii xalay ka soo gaaray Dinamo Zagreb Wareegii 1-aad ee Koobka Champions League.

49-sano Jirkii Hore Ee Borussia Dortmund Iyo Paris St-germain ayaa Ka Tagay Stamford Bridge 20 Bilood Ka Dib.

Tuchel Ayaa La Magacaabay 26 Janaayo, 2021, Isagoo Bedelay Frank Lampard, Wuxuuna Kooxda Ku Hogaamiyay Koobkoodii Labaad Ee Champions League Afar Bilood Ka Dib , Waxa Uu Ku Daray Uefa Super Cup Iyo Fifa Club World Cup Dabayaaqadii Sanadkaas.