Pogba oo ay baadi goob ugu jiraan kooxo badan

Chelsea iyo Manchester City ayaa labadoodaba diyaar u ah inay siiyaan todobaadkiiba £ 300k Paul Pogba haddii uu aqbalo qorshaha uu ugu biirayo kooxahan..

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Juventus ayaa lagu wadaa xagagan suuqa kala iibsiga ku lug yeesho , madaama ay doon doonayaan kooxaha ugu waa weyn Yurub,

Daily Star ayaa sheegtay in labada koox ee Premier League ku dagaalami doonaan saxiixa  xiddiga France,

Waxa midkastaa ay u balan qaaday inay ka dhigi doonto ciyaaryahanka ugu mushaarka badan  kooxda haddii uu aqbalo qorshahan uu ugu dhaqaaqayo.