Maxaa looga hadlaya kulanka Golaha Shacabka ee maanta

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankooda 15-aad ee kalfadhiga 5-aad.

Ajendaha kulanka ayaa ah 3 qodob.

1.U codeynta heshiiska caalamiga ah ee naafada.

2.Warbixinta Khasaarooyinka loo geystey shirkadaha Hormuud iyo Somtel.

3.Akhrinta labaad wax ka bedelka sharciga Saxaafadda