Real Madrid ayaa laga yaabaa inay wajaho baaritaan ku aadan lacagta Canshuurta ee British-ay siiyeen markii ay soo iibsanayeen Gareth Bale.
Saddex xubnood oo ka tirsan Barlamaanka Midowga Yurub ayaa miiska soo saaray su’aal qoraal ah oo Guddiga Yurub lagu weydiisanayo inay baaraan maalgelinta Bale iyo lacagtii € 100m ee uu kaga soo tagay Spurs 2013.
Waxana la doonayaa in ogaado qaabka Real Madrid ay u isticmaashay bangiyada ka hor heshiiskaasi.
Daniel Dalton ayaa codsiga Xubin na noqon doona lasocan doona waxaana la shaqeyn doona Vlaamse Sander Loones iyo Catalan MEP ninka ah ee Ramon Tremosa.
Waxaa la sheegay in lacag € 18billion oo ah cashuurta- EU ah,lagu leeyahay.