Kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa ku dhacday naadiga Liverpool wareega 16-ka ee Europe League, halka Tottenham ay booqan doonto kooxda horyaalka Germani ka ciyaarta ee Borussio Dortmund.
Kulamada kale ee xiisaha badan waxaa kamid ah kooxaha reer Spain ee Atletic Bilbao iyo Valencia oo isku dhacay iyo Villareal oo la ciiyaareysa Bayer Liverkusen.
Shakhtar Donetsk v Anderlech
Basel v Sevilla
Villarreal v Bayer Leverkusen
Athletic Bilbao v Valencia
Liverpool v Manchester United
Sparta Prague v Lazio
Borussia Dortmund v Tottenham
Fenerbahce v Braga


