Wararka inaga soo gaaraya Degmada Dharkiinleey ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in kooxo hubaysan, ayaa Degmadaasi saaka ku weeraray labo Haween ah.
labada qof ee dumarka ah ayaa la sheegay in ay wada socdeen waxaana la sheegay Mid ka mid ah haweeenkaas la dilay halka mida kale la dhaawacay .
Maamulka Degmada Dharkiinley oo aan la xiriirnay ayeeysan inoo suuragelin inaan Taleefoonka ku helno, si arimahan aan wax uga weydiino.
warar dheeraad ah oo ay heshay Idaacadda Risaala ayaa sheegaya in gabdho ay walaalo yihiin .


