DHAGEYSO: Walaac laga qabo qorshaha Itoobiya ay ku dhisaneyso Ciidamo Bad

Iyadoo dowladda Itoobiya ay shaacisay in ay dhisanayso Ciidamo Bad ayaa waxaa soo baxaayo walaac wadamada badaha leh ee geeska Afrika ay ka muujinayaan qorshahaasi.

Dhawaan ayey aheyd markii Taliye ku xigeenka Ciidamada Itoobiya General Barhani Jula uu sheegay in dowladda Itoobiya ay qorsheyneyso dhismaha Ciidamo bad ayna saldhig ka dhisan doonaan Bada Cas iyo Bad Weynta Hindiya.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixin Wariyaha Idaacadda Risaala Maxamed Cabdi Cali uu innooga diyaariyay warbixinta warkaan.