Daawo:-Maxaa ka qaldanaa Ciyaartoyda Xulka Qaranka Somalia?

Hoos Ka Daawo Falanqeyn ku saabsan Ciyaartii Shalay xulka Qaranka Soomaaliya uu la yeeshay Xulka Zimbabwe.

Falanqeynta ayaa waxa siwadajir ah uga qeyb qaadanaya Xasan Cabdi Axmed iyo Axmed Tifow Xasan.