DAAWO:-Falanqeyn ku saabsan waxa ka qaldan Man United

Hoos Ka Daawo Falanqeyn ku saabsan waxa ka qaldan Kooxda Man United ee ka tirsan dalka ingiriiska.

Kooxda waxaa siweyn u falanqeyn doona Wariyeyaasha kala ah Xasan Cabdi iyo Maxamed Abuukar Dabaashe.

Toos u daawo:- Falanqeyn ku saabsan Halka laga heysto kooxda Manchester United.

Posted by Risaala Media Corporation on Thursday, October 10, 2019