Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa magacaabay Guddiga baaritaanka madaxa bannaan ee dhacdadii 19 February, waxaana Guddigan oo ka kooban lix xubnood ka mid ah Saraakiil Ciidan oo Taliyeyaal hore ahaa iyo Khabiir.
Waxaa uu sidoo kale Magacaabay Guddiyo qabanqaabin doona banaanbaxa dhici doona maalinta Sabtida ah ee soo socota.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
Cabdiraxmaan Al Cadaala
Dahir Maxamuud Geelle
Mustaf Dhuxulow
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Omar finish
Wasiirka Amniga Xassan Xundubay.
Waxaa sidoo kale ku jira guddiga baarista weerarkii lagu qaaday Midowga Musharaxiinta taliyihii ee Nisa Gen Cabdiraxmaan Tuuryare Cumda iyo Generaal Bariise iyo Xuseen Macalin.