Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa ka warbixiyay xaaladaha cusub ee ka soo kordhay caabuqa Covid Wasiirka waxay xaqiijisay maanta 63 xaaladood oo COVID-19 ah.
17 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.
> Laga Helay: 64
> Benadir: 33
> Somaliland: 16
> Galmudug: 8
> Koonfur Galbeed: 7
> Lab: 45
> Dhedig: 19
> Bogsasho: 4
> Dhimasho: 1
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1421
> Bogsashada Guud: 152
> Dhimashada Guud: 56