Sadax qof oo isasoo miidaamiyay ayaa bar koontarool ku dilay labaatameeyo qof,
Dadka dhintay waxaa ka mid ah caruur iyo haween goobtaasi ku sugnaa
Kooxda Daacish ayaa sheegatay inay ka dambeeyeen weerarka isaga ah
Magaaladda Cadan oo weerarka uu ka dhacay ayaa waxaa xukuma dowladda sharciga ah ee Yemen ka jirta
Dalka yemen oo hada sanad kaamil ay u buuxsantay colaadiisa ayaa weli waxaa ka taagan dagaalo
Yemen waxaa isku haysta dagaalamayaasha Xuutiyiinta iyo isabahaysiga Sacuudiga
Dowlada rasmiga ah waxay joogtaa magaaladda Yemen, balse madaxweynaha dowladaasi ayaa dalka Sacuudiga ku nool