Home Ciyaaraha Wax ka baro 7-cayaaryahan oo caan ah kuwaas oo Bayern iyo Real...

Wax ka baro 7-cayaaryahan oo caan ah kuwaas oo Bayern iyo Real Madrid usoo wada cayaareen

SHARE

Real Madrid iyo Bayern Munich waa labada naadi ee kulamada ugu badan tartamada Yurub isku arkeen waana sababto kulamadooda loogu yeero European Classic.

Bayern iyo Real waxaa la isku aadiyay nus dhamaadka Champion-ka waxaana hubaal ah mid ka mid ah labadaan naadi Fiinaal u gudbi doono mid kalena tartanka laga reebi doono.

Shabakada Marca ayaa soo daabacday 7-cayaaryahan oo caan ah kuwaas oo wada xirteen maaliyada ama funaanadaha Bayern iyo Real Madrid ama usoo wada cayaareen labadaan naadi:

Paul Breitner (Germany)

Ze Roberto (Brazil)

Arjen Robben (Holland)

Hamit Altntop (Turkey)

Toni Kroos (Germany)

Xabi Alonso (Spain)

James Rodriguez (Colombia)