Home FAALLOOYINKA WARBIXIN: Sanad kadib Taliyeyaal Ciidan oo uu magacaabay M/ Farmaajo midkoodna ma...

WARBIXIN: Sanad kadib Taliyeyaal Ciidan oo uu magacaabay M/ Farmaajo midkoodna ma shaqeeyo

SHARE

Hal sano ayaa kasoo wareegtay Markii Madaxweyne Farmaajo uu magacaabay Taliyeyaashii Ciidamada iyo Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa halmar magacaabay C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe taliyaha NISA Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Taabid Cabdi, Taliyihii Ciidanka xoogga Jen, Axmed Maxamed Jimcaale Cirfiid , Taliyihii ciidanka Booliska  Jen. C/xakiin Daahir Saciid Saacid iyo Taliyihii ciidamada Asluubta Xasan Xuseen.

Dad badan ayaa Su’aallo ka keenay Sababta Keentay Mas’uuliyiintaasi xilalkooda waayaan, iyagoo shaqeyn Hal sano.

Hoos ka dhageyso Warbixin ku saabsan Arrintaasi.