Home FAALLOOYINKA WARBIXIN: Loolanka loogu jiro xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Muqdisho ka socda

WARBIXIN: Loolanka loogu jiro xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Muqdisho ka socda

SHARE

Loolan xooggan oo loogu jiro xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ka socda Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Kulamo kala duwan oo ay wadaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa saacaddihii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada, iyadoona Xildhibaanada ay koox koox u wada socdaan.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxa ay waddaan in xilka Gudoomiyaha ay u tartami karaan Beesha Gudoomiyihii xilka ka degay .

Xildhibaano kale ayaa ku doodaya in cidwalba oo muwaadin  ah oo Golaha Shacabka  tirsan ay isku sharaxi karto xilkaasi.

Hoos ka dhageyso warbixin ku saabsan Loolanka.