War-saxaafadeed ay maanta soo saartay hey’adda socdaalka iyo jinsiyadaha uuna ku saxiixnaa agaasimaha hoggaanka Jeneraal C/laahi Gaafoow ayaa lagu caddeeyay in laga laabtay Go’aankii hore ee lagu Joojiyay duullimaadyadii isaga kala gooshi jiray muqdisho iyo Hargeysa.
Warqadda Hoose ka Akhriso War Saxaafadeedka