U ciyaarista kooxda Real Madrid waa mid xiddig walba uu ku riyoodo balse xiddigahan waa ay iska diideen in ay marnaba Bernabeu u dhaqaaqaan.
Madrid inaa u ciyaarto waa qiimo gooni ah, xiddig kasta ha noqdo, xiiso gooni ah ayey u leedahay u ciyaarista Los Blancos.
Waxaa jiro xiddigo dhowr ah oo riyadooda ay aheyd Los Blancos in ay u ciyaaraan mar qura , ugu dambeyna ay u suurta gashay, si kastaba xiddigo dhowr ah ayaa iska diiday in wadadaasi ay maraan Real-na qiimo weyn u yeelaan.
Hadaba hoos ka eeg shanta halyeey ee kubada cagta soo maray ee iska diiday Bernabeu in ay u dhaqaaqan:
#5 Francesco Totti
#4 Andrea Pirlo
#3 Pavel Nedved
#2 Steven Gerrard
#1 Neymar