Home Wararka SAWIRRO:Banaabax looga soo horjeedo Xariga Qalbi Dhagax oo ka dhacay London

SAWIRRO:Banaabax looga soo horjeedo Xariga Qalbi Dhagax oo ka dhacay London

SHARE

Qaar ka mid ah Soomaalida Kunool Magaalada London ee Caasimadda Britain ayaa dhigay Banaanbax ballaaran oo ay kasoo horjeedaan dhiibitaanka Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax.

Soomaalida ayaa ku hor banaanbaxay Safaaradda dowladda Itoobiya ee ku taalla Magaalada London.

Waxa ay wateen Boorar ay ku qoran yihiin Erayo looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya.