Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Balanballe ee Gobolka Galgaduud
Kumanaan Shacabka Balanballe oo kulabisan Calanka ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay Magaalada Balanballe .
Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo oo salaan la dhex raacay Shacabka ayaa hadda ku sugan halka loo asteeyay inuu madaxwaynuhu Shacabka kula hadlo
Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku wehlinaayay Madaxweyne Xaaf,Madaxa Xukuumada waxaana Balanballe ku soo dhaweeyay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey.