Waxaa Goor dhow Muqdisho ka furmay kulanka Mudanayasha Golaha Shacabka Waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh.Cismaan Jawaari, Mudanayaasha Kulankaan Soo xaadiray ayaa waxa ay tiradoodu gaareysaa 173 Mudane
Ajendaha Kulanka manta:
1. Soo bandhigidda Warbixinta Guddiga Dastuurka ee BFS
2. Warbixinta Guud ee Howlqabadka Kalfadhiga 2-aad ee Golaaha Shacabka
3. Hadaljeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka u abbaaran Hakinta Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Shacabka.