Cayaaryahan Sadio Mane ayaa si rasmi ah tababarka kooxda Liverpool dib ugu soo laabtay wuxuuna kasoo hormaray xiligii marka hore loo qabtay.
Mane ayaa dhaawac dhanka muruqa hoose soo gaaray bishii October bilawgeedii xili uu xulkiisa Senegal cayaarayay wuxuuna Reds ka maqnaa ku dhawaad bil asigoo kulamo muhiim ah seegay.
Mane suffered a grade two tear of his left hamstring on international duty last month
Sadio Mane ayaa hada kalsooni weyn lagu qabaa inuu cayaari karo kulanka sabtiga Liverpool wajihi doonaan West Ham madaama tababarkii ugu dambeeyay kooxda si wacan xidigaan u sameeyay.
Jurgen Klopp welcomed Sadio Mane back to training with his Liverpool team-mates
Soo laabashada Mane ayaa kusoo aaday xili Liverpool sabtiga uu dhaawac kaga maqnaan doono Phillipe Coutinho oo Reds u cayaarin labadii kulan ee ugu dambeesay.