Roy Keane ayaa weerar ku qaaday Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Eden Hazard, oo ku hanjabay inuu ka tagi doono Stamford Bridge.
Hazard ayaa qiray wareysi uu siiyay maalin ka hor kulankii kooxdiisa guuldarada kala kulantya kooxda Le Parisien inay ‘adag’ atahay in la diido go,aanka loogu dhaqaaqayo kooxda hogaanka u heysa Ligue 1 heysa ee Paris Saint-Germain,
Laakiin ka hadlayay qarinkaan abiirka ITV, Keane ayaa sheegay inuusab gacan qaadi laheyn Hazard haddii uu ahaan lahaa mid katirsan Chelsea.
Roy Keane ayaa sheegay inuu go,aansan lahaa xitaa inuu ka saaro tababarka Hazard,marka loo fiiro Comments-ka uu bixiyay.
Ciyaaryahankii hore ee Manchester United ayaa yiri: “Ma fahmi karo ciyaaryahan, heshiis shan sano ah kordhiyay sanadkii la soo dhaafay, kasoo sidas u hadlaya.