Paul Scholes Oo Fariin Digniin Ah U Diray Jose Mourinho

Kubadsameeyaha reer Armenian Mkhitaryan ayaa dhaliyay goolkii furitaanka kooxdiisa oo 2-0 ku garaacday xalay kooxda Zorya Luhansk.

Ciyaaryahankaan ayaa loo arkaa mkid kamikd ah ciyaartooda booskam weerarka dhaxce ugu muhiimsan kooxda Red Devils, laakiin macalin Mourinho ayaan siin waqti uu ku ciyaaro xiddiga.

Jose Mourinho waa inuu fahmaa awooda xiddigii hore ee Borussia Dortmund Scholes ayaa u sheegay saxaafada kadib ciyaartii United garaacday  Zorya.

Waxa uu sameeyay wax muuqda, waxaan qabaa in taageerayaasha United dareemeen awoodiisa, hadda waxaa wajib ku ah Jise Mourinho inuu kusoo bilaawo kulan walba, ‘Scholes ayaa u sheegay BT Sport.

“Inta badan xili ciyaareedkaan macalinka kooxda Manchester United Jose mourinho ayaa kursiga keydka u isticmaalayay Mkhitaryan.