Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulamo ka wadda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Waxaa uu kulamo la qaadanaya Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda Magaalada Gaalkacyo.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale kulamo la qaadanaya bulshadda Soomaaliyeed ee kunool Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.
Xaflad weyn ayaa ka socota Madaxtooyadda Koonfureed ee Gaalkacyo, waxaana halkaasi ku sugan Madaxweyne Farmaajo, Wasiiro, Xildhibaano, iyo Madaxweynaha Galmudug.