Home Ciyaaraha Macalin Arsene Wenger oo ka hadlay guuldaradii kooxdiisa Arsenal ku dhacday

Macalin Arsene Wenger oo ka hadlay guuldaradii kooxdiisa Arsenal ku dhacday

SHARE

Macalin Arsene Wenger iyo kooxdiisa Arsenal 12-kulan oo isku xigto oo ay garoonkooda Emirates ku badinayeen EPL waxa soo idleesay Man United oo 3-1 ku garaacday.

Wenger ayaa ka hadlay guuldaradii kooxdiisa Arsenal ku dhacday wuxuuna yiri “Runtii aad ayaan u niyad jabsanahay waayo in mudo ah bandhigeenii weerar ee ugu fiicnaa ayaan la imaanay hadana waan guul dareesanay”

“Waxaan u maleynaa cayaarta si wanaagsan inaan ku bilaabanin mana sahlano kulan xidigahaaga muhiimka ah qalad ay galeen laguugu ciqaabo lakiin sida guud waan ku faani karaa bandhiga cayaartoydeyda”

“Waxay ahayd wax qayaali inaan gool dhalin weenay anagoo fursado waali ah helnay laakiin David De Gae ayaa nala caayary hubanti ahaana xidiga garoonka inuu ahaa dood kama taagno si cad”

“Waxaan u dhimanay qaladkii aan galnay bilawgii cayaarta hadii kale natiijadan masoo bixi laheyn balse cashar ayan kulan ka baranay horeyna waan usii socon doonaa ee dib uma hakan doono”