Kooxda aduunka ayaa lagu dhawaaqay, waxaana kooxda Real Madrid ay ku leedahay ciyaaryahanada ugu badan.
Barcelona ayaa sidoo kale shaxdan ku leh sedex ciyaaryahan, halka Bayern Munich & Juventus ay min hal ciyaaryahan ku leeyihiin shaxdan
Shaxda Aduunka ugu wanaagsan: Manuel Neuer, Marcelo, Sergio Ramos, Dani Alves, Luka Modric, Toni Kroos, Andreas Iniesta, Luis Suarez, Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo