Home Ciyaaraha Jorginho oo sheegay inuu ku biiri doono Chelsea

Jorginho oo sheegay inuu ku biiri doono Chelsea

SHARE

Jorginho ayaa shaaca ka qaaday inuu ku biri doono kooxda Chelsea hadii ay macalinkan shaqada kooxda u dhiibto xilli ciyaaredyka soo aadan.

Chelsea ayaa ku qasbanaan doonta in ay lasoo saxiixato macalinka kooxda Napoli Maurizio Sarri iyo xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara maestro Jorginho kaasoo sheegay inuu ku qanacsanyahay ka hoos ciyaarida macalinkaani.

The Times ayaa sheegtay in xiddigan reer talyaani ee 26-sani jirka ah ay ku xirantahay Chelsea inuu ku biiro Sarri in loo magacaawo shaqada kooxda Chelsea.

Jorginho waxaa uu sari ka hoos ciyaaray 59-kulan kaasoo uu kooxda kula so biiray 2015-ka, sidoo kale wuxuu helay booska joogtada ah ee kooxda wuxuuna isku xira weerarka iyo daafacyada.