Kulanka: Man United Vs Liverpool
Garoonka: Old Trafford
Saacada: 10:45 Habeenimo ee xiliga geeska Afrika
Kooxda Manchester United ayaa ku qabsan iney ugu yaraan 2-0 uga badiso Liverpool marka ay marti galiyaan Reds lugta labaad ee wareega 16-ka Europa League.
Goolal ka kala yimid Daniel Sturridge iyo Roberto Firmino ayay wiilasha macalin Jurgen Klopp uga badiyeen Liverpool, iyagoo wax yar ujira iney wareega xiga iska xaadariyaan.
Si kastaba, hadii ay Man United hesho labo gool, markaas waxaa ay fursad uheli doontaa iney udagaalanto usoo bixitaanka wareega kale.