Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Matalayaasha Somaliland ee ka socota Magaalada Muqdisho, ayaa Kursigii ugu horeeyay waxaa loo doortay Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo ka tirsanaa Baarlamaankii hore ee Somaliya.
Sidoo kale waxaa la doortay Labo kursi oo kale, weli way socotaa Doorashada.
Wariyaheena C/raxiin Xuseen Xasan oo ku sugan goobta Doorashada ayaan ka wareysanay.