Home FAALLOOYINKA DHAGEYSO+WARBIXIN: Muqdisho oo laba dhinac u kala qeybsan

DHAGEYSO+WARBIXIN: Muqdisho oo laba dhinac u kala qeybsan

SHARE

Xirnaanshaha joogtada ee Isgoysyada Magaalada Muqdisho ayaa Magaalada laba dhinac u kala qaybisay sidda ay sheegayaan darawalada Gaadiidka dadweynaha iyo sidoo kale dadka Shacabka.

Wadooyinka Muqdisho ayaa xirnaa maalmihii lasoo dhaafay, waxaana arintaasi ay saameyn Ba’an ku yeelatay dadka Shacabka ah.

HOOS KA DHAGEYSO WABIXIN KU SAABSAN ARINTAASI.