Wasiirka wasaarada qorsheynta Dowladda Soomaaliya Cabdiraxman ceynte ayaa sheegay in aan waqti kale lagu Kordhin Doonin Barnaamijka Hiigsiga cusub.
Waxaa uu sheegtay dowladda soomaaliya inay Go’aan ku qaatay marka uu dhaco qandaraaska hada oo ku eg bisha sideedaad inaan la cusboonaysiin doonaan,isla markaan dowladda Soomaaliya ay ku badalidoonto qorsho cusub oo lagu magacaabo hormarinta qaranka.
Wasiir ceynte ayaa sheegay qorshaha hormarinta qaranka in uu yahay mid ay leedahay dowladda soomaaliya islmarkaan la soo gudbin doona 2 bilood ee soo socota.