Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay kulan ku yeesheen xarunta golaha shacabka , waxaana ay kaga hadleen dood ku saabsan qorshaha xukuumadda ee doorashooyinka la filayo in sanadkaan ay ka dhacan Soomaaliya oo barlamaanka u soo gudbiyey Ra’iisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke.
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaba gabada kulanka waxa uu magacaabay guddi xildhibaano ah.
Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ka mid xildhibaanada baarlanmaanka Soomaaliya ayaa Idaacadda Risaala usheegay sabata gudigan loo magacaabay.