Home Wareysiyada DHAGEYSO WAREYSI: Ku saabsan shirka Jabuuti

DHAGEYSO WAREYSI: Ku saabsan shirka Jabuuti

SHARE

Wasiirkii hore ee Dastuurka Maamulka Galmudug, Cismaan Maxamed Socdaal oo la hadlay Risaala ayaa ka hadlay rajada laga qabo waxa ka soo bixi kara shirkaan maanta isku soo hor fariisan doonaan hoggaamiyeyaasha Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Wuxuu sheegay rajo wanaagsan inay ka muuqato shirkaasi, isaga oo tilmaamay in labada dhinac laga rabo inay muujiyaan tanaasul ku aadan hanaanka wada hadalka iyo qodobada shirka qaarkood.