Home Wareysiyada DHAGEYSO WAREYSI: Biriq dad ku waxyeeleysay Galgaduud

DHAGEYSO WAREYSI: Biriq dad ku waxyeeleysay Galgaduud

SHARE

Cali Cumar Taraabi oo ka mid ah maamulka Isbitaalka Istarliin ee degmada Guriceel ayaa Idaacadda Risaala uga warbixiyay laba ruux oo ay waxyeeleysay Biriq kula dhacday degaano hoostaga degmada Dhuusa-mareeb.