Waxaa sii kordhaya Ardeyda ka qalinjabinaysa Jaamacaddaha ku yaalla Magaalada Muqdisho, iyo sidoo kale shaqo la’aanta ka jirta Soomaaliya.
Sanadwalba waxaa jaamacaddaha dalka ka baxa boqolaal arday,kuwaasoo intooda badan aan shaqo helin si ay u maareeyaan naftooda.
DHAGEYSO: Warbixin ku saabsan Shaqo La’aanta ardeyda dhameysatay Jaamacaddaha.