Home FAALLOOYINKA DHAGEYSO WARBIXIN: 63-Sanno oo maanta laga joogo markii la sameeyay Calanka Baluuga...

DHAGEYSO WARBIXIN: 63-Sanno oo maanta laga joogo markii la sameeyay Calanka Baluuga ah

SHARE
 Muqdisho-RisaalaFM- Maantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka Buluugga ah ee u eg samada xiddigta Shan geesoodka ahna ku leh bartamaha waa Calanka kaliya ee loo aqoonsanyahay Jamhuuriyadda Federalka Somalia.
Warbixintan waxaa inooga diyaariyay Wariyaheena Feysal C/laahi Maxamuud