Siyaasi Jaamac Xasan Khaliif oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo wareysi Siiyay Idaacadda Risaala ayaa si adag kaga hadlay xaaladaha siyaasadeed ee ka taagan deegaanada Soomaalida.
Wuxuu ugu horeyn ka hadlay xiisadaha siyaasadeed ee ka jira deegaanada Soomaalida, waxaana uu sheegay in faragelin shisheeye ay ugu daran tahay dhibaatada ka taagan dalka Soomaaliya.
Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga