Qaar ka mid ah Bulshadda Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow in uu ka shaqeeyo horumarinta gobolka Banaadir.
Qaar ka mid ah Bulshadda Muqdisho ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in ay tahay wax laga xumaado in xilka laga qaado gudoomiye Taabid.
Waxaa sidoo kale Jira dad soo dhaweeyay xilka ka qaadista Gudoomiyaha.