Qaar ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka hadleen sida ay u arkaan xil ka qaadistii lagu sameeyay gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir.
Qaar ka mid ah Shacabka ayaa taageeray ,halka kuwo kalena ay sheegeen in ay tahay wax laga xumaado in halmar xilka laga qaado 14 gudoomiye .