Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa la filayaa inuu ka furmo shir looga hadlayo siyaasada Soomaaliya, waxaana shirkaasi ka qeyb galaya madaxda Soomaalida iyo wadamada daneeya arimaha Soomaaliya.
Hadaba maxaa laga fileysan karaa, aqoonyahan Cumar Qatar oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaan ka wareysanay.