DHAGEYSO: Maamulka Hiiraan oo sheegay in ay baarayaan Lacago faalso ah

Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha bulshada maamulka gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan oo Idaacadda Risaala la hadlay ayaa ka hadlay sarakac xoogan oo laga dareemayo gobolka Hiiraan.

Waxa uu sheegay in maamulka gobolka Hiiraan ay ku mashquulsan yihiin sidii baaritaan dhab ah ay ugu sameyn la haayeen wararka sheegaya in Lacago Faalso ah la soo galiyay gobolka Hiiraan.