DHAGEYSO: Guuleed Maxamuud oo ka hadlay sababaha keena fatahaadaha Wabiyada

DHAGEYSO: Guuleed Maxamuud oo ka hadlay sababaha keena fatahaadaha Wabiyada

SHARE

Muqdisho-RisaalaFM- Guuleed Maxamuud Axmed oo ah khabiir dhanka biyaha oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa ka hadlay sababaha keena fatahaadaha ay sameeyaan Wabiyada.

Mudane Guuleed Maxamuud Axmed ayaa shahaadada labaad ee Masterka waxa uu ka diyaariyay Jaamacad ku taalla dalka Masar.

Marka hore Wuxuu ka sheekeeyay Taariikhaha ay leeyihiin labada Wabi ee ay leedahay Soomaaliya, kuwaasi oo kala ah Shabeelle iyo Jubba.

Wuxuu sheegay in uusan jirin qalab lagu celiyo marka ay fatahaad sameynayaan Wabiyada, sidoo kalena aysan jirin Dowlad caawisa.

Maxamed Cabdi Cali oo ka tirsan Risaala ayuu khadka telefoonka ugu waramay isaga oo ku sugan dalka Mareyaknka.