Wararka naga soo gaarya Magaalada Dhoobleey ee gobolka Jubba hoose ayaa sheegaya in ciidadmo ka wada tirsan maamulka Jubbland ay ku dagaalameen magaaladaasi.
Dagaalka ayaa yimid ka dib markii askari ka tirsan ciidanka jubbland lagu xiray magaalada Dhoobleey ,islamarkaana ay ku kala qeybsameen xiritaanka askarikaas.
Inta la xaqiijiyey labo askari oo ka tirsan ciidankii dirirto dhexmartay ayaa dhintay