DAAWO SAWIRRADA: Gudoomiye ku xigeenada cusub ee gobolka Banaadir

1-15

Maxamed Axmed Diiriye oo ahaa Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda waxaa lagu badalay Saalax Sh.Maxamed.

2-13

Ismaaciil Macalin Cabdi Guure oo ahaa Gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda waxaa lagu badalay Marwo Muluuka Dheere Sh.A.qaadir.

3-5

Iimaan Nuur Iikar oo ahaa Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada waxaa lagu badalay Marwo Muluuka Dheere Sh.A.qaadir.

4-5

Maxamed Aamin oo ahaa Xoghayaha Guud ee Maamulka G/Banaadir waxaa lagu badalay Subeyda Maxamed Mukhtaar.