Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa soo bandhigay taarko lagu sheegay inay tahay tii ku xirneyd gaari maanta ku qarxay degaanka Siinka dheer.
Taarikada ay soo bandhigeen ciidanka ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa ah mid laga isticmaalo degaanada maamulka Somaliland.