Amiirka Dowladda Qadar Sheekh tamiim ayaa caawa jeediyey khudbad xasaasi ah oo uu uga hadlayo xaaladda ka taagan Khilaafka Khaliijka ee ka dhashay go’doomintii ay ku sameeyeey Qadar Sacuudiga iyo xulufadiisa. Amiirka ayaa amaanay shacabka Qadar iyo sida ay uga jawaabeen go’doomintaas. Sidoo kale waxa uu amaanay dowaladda Kuwait iyo dowrkeeda dhexdhexaadinta khilaafkaas, dalalalka caalamka ayuu ku amaanay mowqifka ay ka qaateen khilaafka Khaliijka gaar ahaan Turkey.
waa Khudbaddii ugu horaysay ee uu jeediyo amiirka Qadar tan iyo bilawgii khilaafka Khaliijka.
halka ka daawo khudbadda Amiir Tamiim:
https://youtu.be/VxO1oLTxtiw