AKHRISO: War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka

AKHRISO: War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka

SHARE

Muqdisho-RisaalaFM- War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka ayaa waxaa lagu sheegay Hay’adda kaliya ee ku shaqada leh go’aaminta xilliga Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland ay bilaaban doonto in ay yihiin Guddiga Doorashooyinka Dalka.

Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Somaliland ayaa horey u sheegay 24-ka Bishan oo berri ah in ay bilaaband oonto Doorashada Aqalka Sare.

 

copy