Home Wararka AKHRISO: NISA ooTaliyeyaal cusub u magacowday Hiiraan

AKHRISO: NISA ooTaliyeyaal cusub u magacowday Hiiraan

SHARE

Taliska Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Isbadel ku sameeyay ciidamada Hay’adda Nabad Suggida ee ka howlgalla gobolka Hiiraan.

Waxaa xilkii ka qaaday taliyihii Ciidanka Nabadsugida Gobolka Hiiraan,iyada oo sidoo kale la magacaabay Taliyaha Ciidanka NISA ee Gobolka Hiiraan Iyo kan Baladweyne.

Hoos ka Akhriso xilka ka qaadista iyo Magacaabista.